DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Dhawaajiyay In Haddii Doorasho Ka Dhici Waydo Somaliland Uu Shir Beeleed Ka Dhici Doono

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in haddii doorasho dhici waydo uu shir beleed dhici doono. Hoos ka DAAWO.