“Ciidammadu Hub Badan Ayay Haystaan Iyaga Laftigoodu Waxa Ay Ka Mid Yihiin Kuwa Wax Dhibaateeya, Waxa Jira Askar Dirayska U Qaata Iyaga Oo Dhul Doonaya…” Wasiirka Hawlaha Guud

(SLT-Hargeysa)-Waxaanu halkan idin ku soo gudbin doonaa hordhaca barnaamijka hal-adayg oo uu marti ku yahay Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud Cabdirishiid Ducaale Qambi ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO