DAAWO: “Guddigaasi Maanta Badbaado Ayuu U Baahan Yahay Ee Ninkaa Gacantiisa Ha Laga Badbaadiyo, Culimadda Aan Xarakaadka Ahayd Ee Dhex-dhexaadka Ah Sidda Sheekh Dirir Iyo…” Khilaaf Ka Dhex Qarxay Guddiga Wanaag-farista Oo Cirka Isku Sii Shareeray

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii hore ee guddiga wanaag-farista iyo xumaan-reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hadlay khilaaf cakiran oo ka dhex qarxay guddigaasi waxaanu ku baaqay in la badbaadiyo guddigaasi, Halkan hoose ka DAAWO