Monthly Archives: October 2018

Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo Oo Qarka U Saaran In Uu Burburo, Cali Khaliif Oo Cadho Ku Maqan Somaliland + Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Hehiis kooban oo hore u dhex-maray xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Khaatumo ayaa qarka u saaran in uu burburo

Posted in focus, News | Leave a comment

“Golleyaasha Deegaanka Hadaad Tihiin Far Baa Idinku Go’dan…” Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Saluugay Ka Muujiyay Golayaasha Deegaanka Dalka

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay inuu jiro saluug ay bulshada ka qabto hawlaha shaqo ee dowladda hoose, waxaanu

Posted in focus, News | Leave a comment

Shirweyne Caalami Ah Ka Dhacay Jaamacadda Columbia Ee Dalka Maraykanka Oo Ku Baaqay In Somaliland Laga Barto Hannaanka Nabadaynta Adduunka

(SLT-Columbia)-Shir caalamiya oo loogu magac daray shirwaynaha mastaqbalka bini’aadamka iyo caqabadaha nabadda adduunka iyo xasiloonida oo muddo laba maalmood ah ka socday Jaamacadda

Posted in focus, News | Leave a comment

Faah-faahin: Dagaal Beeleed Saaka Ka Dhacay Gobolka Sool Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

(SLT-Hargeysa)-Beelihii hore ugu dagaalamay koonfurta gobolka Sool ee dhawaan lagu heshiisayay magaalada Laascaanood ayaa saaka mar kale dagaal khasaare badan sababay ku dhex-maray

Posted in focus, News | Leave a comment

Qaylada Beesha Caalamka Ee Dilkii Saxafi Jamal Khashoggi Oo Isu Baxday Iyo Warbixin Halka Wax Marayaan.

(SLT-London)Dalalka Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Sacuudi Carabiya ugu baaqay inuu sharraxaad degdeg ah uu ka bixiyo dhimashada Jamal Khashoggi. War murtiyeed ay

Posted in English, focus, News | Leave a comment

Gaadhigii Badhasaabka Gobolka Badhan Oo Lala Baxsaday, Ciidammada Qaranka Oo Ka Hawl-galay Iyo Guddoomiyaha Badhan Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Wax U Dheceen Iyo Cidda La Baxsatay

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha gobolka Badhan ayaa ka hadlay gaadhigiisa gaarka ahaa oo shalay la dhacay isaga ka warramay qaabkii ay wax u dhaceen, Halkan hoose

Posted in focus, News | Leave a comment

Kuuma Yeedhane Aduun Baa yimi Hassan Muhumed Absiyaw ( Abdi-Shotaly)!

Adiga oo mahadsan, Waxa la yidhi nin meeli u cadahay, meeli ka madoobe, hadddii aanad doc iskaga baydh ahayn, oo, aanad ka soo

Posted in Articles | Leave a comment

Madaxweyne Sarreyntii Sharciga Ee Aad Ololaha Ku Soo Gashay Weli Bulshadu Way Ka Sugaysaa.

Khudbadii uu jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi maanta 20/10/2018, wuxuu sheegay in uu ogolyahay in dib loo tiriyo codadkii doorashada Madaxweyne, sidoo kalena wuxuu

Posted in Articles | Leave a comment

Muuse Biixi Haloo Sheego Qodobadan. Qalinkii:- Ibraahin Aadan Aw Qoobey

Muuse Biixi Haloo Sheego Qodobadan. 1. Muuse wuu is yeelyeelayaa ha loo sheego dadka somaliland ee kala fogaaday in aanu kala fogayn hadalkii

Posted in Articles | Leave a comment

Kaftanka Maanta , Malaha Ruuf Saraabay Inoo Raacin. W/Q: Ahmed Nour Guruje

Sheekaba sheeko ayay keentaaye, waxa la yidhi waaggii ingiriisku joogay ayaa nin macalina oo reer cadmeed ah loo bedelay dugsigii dayaxa ee ceergaabo

Posted in Articles | Leave a comment