Monthly Archives: September 2018

DAAWO: “Jaamac Shabeel Xisbiga Wuu Igula Soo Dhintay…” Dib U Xasuuso Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Abaalka Ay U Galeen Rag Uu Ka Mid Yahay Jaamac Shabeel

(SLT-Hargeysa)-Dib u xasuuso Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlaya abaal ay u galeen rag uu ka mid yahay Jaamac Shabeel, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Jaamac Shabeel Xisbiga Wuu Igula Soo Dhintay…” Dib U Xasuuso Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Abaalka Ay U Galeen Rag Uu Ka Mid Yahay Jaamac Shabeel

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Xidhiidh Qarsoodi Ah La Sameeyey Dawladda Faderaalka Ah Ee Somaliya Iyo Warbaahinta Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qortay

(SLT-Hargeysa)-Majalada caalamiga ah ee Indian Ocean ee dalka Faransiiska ayaa cadadkeedii u dambeeyay ee Jimcihii waxay daabacday warbixin ay ku sheegtay in wasiirka

Posted in focus, News | Comments Off on Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Xidhiidh Qarsoodi Ah La Sameeyey Dawladda Faderaalka Ah Ee Somaliya Iyo Warbaahinta Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qortay

Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobey Iyo Dhacdooyinka Xiisaha Leh Ee Sannadkan Ka Dhacay

(SLT-Washington)-Nidaamka ay ku dhisantay Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysaa waxa uu ka kooban yahay lix xubnood oo aasaasi ah. Waxa ay kala yihiin, Golaha

Posted in focus, News | Comments Off on Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobey Iyo Dhacdooyinka Xiisaha Leh Ee Sannadkan Ka Dhacay

“Saaxibo Badan Oo Qadiyadeena U Dooda Ayaa Jiray…” Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Soo Celiyo Saaxiibadii Somaliland Ee La Kala Xidhiidh Furmay

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xidhiidhka Somaliland ee Beesha Caalamka, is bedelada ka socda Mandaqada, siday

Posted in focus, News | Comments Off on “Saaxibo Badan Oo Qadiyadeena U Dooda Ayaa Jiray…” Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Soo Celiyo Saaxiibadii Somaliland Ee La Kala Xidhiidh Furmay

War Deg-deg: Guddoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Oo Si Foolxun Looga Qaaday Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbiga KULMIYE.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa la shaaciyey in xilkaasi laga qaaday sidoo kalena waxa laga xayuubiyey xubinnimadii xisbiga Kulmiye

Posted in focus, News | Comments Off on War Deg-deg: Guddoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Oo Si Foolxun Looga Qaaday Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbiga KULMIYE.

Somaliland Oo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ugu Baaqday In Uu Xaliyo Arrinta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Somaliland ayaa ugu baaqday Raysalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed inuu u soo jeesto arrinta ka dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo uu u

Posted in focus, News | Comments Off on Somaliland Oo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ugu Baaqday In Uu Xaliyo Arrinta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Soomaaliya

DAAWO: “7 Inan Oo Yar-yar Ayaa Madaxtooyadii Loo Gali Waayey…” Aqoonyahan Cali Qoryoolay Oo Fashiliyay Arrimo Xasaasi Ah Oo Ka Jira Dalka

(SLT-Hargeysa)-Aqoonyahan Cali Qoryoolay ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “7 Inan Oo Yar-yar Ayaa Madaxtooyadii Loo Gali Waayey…” Aqoonyahan Cali Qoryoolay Oo Fashiliyay Arrimo Xasaasi Ah Oo Ka Jira Dalka

Dawladda Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Ka Dalbatay In Laga Qaado Xayiraadda Hubka

(SLT-Washington)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in dalka laga qaado xayiraadda saaran ee dhanka hubka ah. Axmed Ciise Cawad oo ah

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Ka Dalbatay In Laga Qaado Xayiraadda Hubka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo Xadhigga Ka Jaray Masaajidka Ugu Weyn Dalka Jarmalka

(SLT-Berlin)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashada rasmiga uu ku marayey dalka Jarmalka ku soo afmeeray xarig ka jaridda mid ka mid ah

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo Xadhigga Ka Jaray Masaajidka Ugu Weyn Dalka Jarmalka

Xiisadda Mareykanka Iyo Iiraan Oo Saameysay Dalka Ciraaq Iyo Mareykanka Oo Xidhaya Safaaradii Uu Ku Lahaa Magaalada Basra

(SLT-Basra)-Mareykanka wuxuu sheegay inuu albaabada isugu dhufanaya qunsuliyadda uu ku leeyahay magaalada Basra ee ku taalla koonfurta Ciraaq isla markaasna uu ku eedeeyay

Posted in focus, News | Comments Off on Xiisadda Mareykanka Iyo Iiraan Oo Saameysay Dalka Ciraaq Iyo Mareykanka Oo Xidhaya Safaaradii Uu Ku Lahaa Magaalada Basra