DAAWO:”Madaxweynaha Iyo Suuratu Nuur Ayaan Isku Eegaya”Jaamac Shabeel Oo Siweyn U Hadlay.

(SLT-Hargeysa)-Jaamac Ismaaciil Cige waxa uu sheegay in xilka qaadistiisu aanay sharci ahayn iyo in jagada guddoomiye ku xigeenka labaaad ee xisbiga Kulmiye ay bannaan tahay oo aan wali la dooran xisbiguna aanu ansixinba Axmed Cabdi Dheere, sidaas darteedna aanu sharci u lahayn in uu isugu yeedho xubnaha gudiga fulinta oo isla mar ahaantaasna ay go’aanno qaataan, Halkan hoose ka DAAWO