DAAWO: Taliye Ku-Xigeenka Booliska Somaliland Oo U Hanjabay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Sool, Amaro Culus Faray Ciidammada Booliska Gobolka

(SLT-Laascaanood)-Taliye Kuxigeenka Ciidamada Boliska JSL Oo Amaro Adaga Faray Ciidamada Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Sool Mar Uu Maanta Ka Hadlayey Shirka Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah Ee Degaanada Dhumay Iyo Dabataag, Halkan hoose ka DAAWO