DAAWO: “Maayarka Burco Waxaan Leeyahay Cabashada Iskadaa Oo Cashuurtaada Uruurso “. Maayarka Berbera

(SLT-Hargeysa)-Maayirka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa u jawaabay Maayirka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan (Muraad), Halkan hoose ka DAAWO