Madaxweynaha Puntland Oo Raali-Gelin Ka Bixiyay Hadal Uu Ka Yidhi Magaalada Badhan

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Maamul gobolleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa raali gelin ka bixiyey khudbad uu sheegay inuu uga hadlayey Al-shabaab iyo deegaanno uu soo hadal qaaday.

Halkan hoose ka akhriso ka War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda maamulka Puntland.