DAAWO: Qalbi-Dhagax Oo Maanta Si Wey Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah madaxda ururka ONLF ayaa waxa maanta si wey loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO qaabkii loo soo dhaweeyay