DAAWO: “Qof Leh Faysal Waa Tuug Waa In Uu Igu Soo Caddeeyaa…” Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha xisbiga UCID oo xalay ka qayb galay xaflad oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku nool Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda uu dalku marayo iyo kala qaybsanaanta bulshada Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO