DAAWO: “Gobolada Bari Ee Dalka Waxba Ma Soo Gaadhan Galbeed Uunba Lagu Wadaa “. Maayarka Ceerigaabo Oo U Markhaati Furay Maayarka Burco

(SLT-Ceerigaabo) Maayarka Ceerigaabo Ismaciil Xaji Nuur ayaa sheegay in Goboada Barigu ka aradan yihiin Waxqabad Loo qabto iyo baahiyihii bulshada halka Gobolada Galbeed ku wadh wadheen. Hoos ka DAAWO Hadalkii Maayarka Ceerigaabo.