DAAWO:”Suurto Gal Maha In Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Degaanka Lagu Qabto Wakhtigoodi”Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasin

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadla doorashooyinka iyo tabashooyinka dadka, waxaanu farriin u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO