DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arrimo Xaasaasiya.

(SLT-Hargeysa)-Kulan warbaahineed uu magaalada Hargeysa ku qabtay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) wuxuu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin jabhadda Caarre, sicir bararka, iyo isbedelada ka dhacay Itoobiya iyo dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Halkan hoose ka DAAWO