Monthly Archives: September 2018

DAAWO: Ehelada Gabadh Yar Oo Lagu Dilay Ceel-afweyn Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Sharciga La Hor-keeno Gacan Ku Dhiiglihii Dilkaa Gaystay.

(SLT-Hargeysa)- Ehelada Gabadh Yar Oo Lagu Dilay Ceel-afweyn Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Sharciga La Hor-keeno Gacan Ku Dhiiglihii Dilkaa Gaystay, Halkan hoose

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Ehelada Gabadh Yar Oo Lagu Dilay Ceel-afweyn Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Sharciga La Hor-keeno Gacan Ku Dhiiglihii Dilkaa Gaystay.

DAAWO:”Madaxweynaha Iyo Suuratu Nuur Ayaan Isku Eegaya”Jaamac Shabeel Oo Siweyn U Hadlay.

(SLT-Hargeysa)-Jaamac Ismaaciil Cige waxa uu sheegay in xilka qaadistiisu aanay sharci ahayn iyo in jagada guddoomiye ku xigeenka labaaad ee xisbiga Kulmiye ay

Posted in English, focus, News | Comments Off on DAAWO:”Madaxweynaha Iyo Suuratu Nuur Ayaan Isku Eegaya”Jaamac Shabeel Oo Siweyn U Hadlay.

DAAWO: “Xadhiga Waxa Uu Ahaa Mid Cadaalad-darro Ah Oo Sharc-darro Ah…” Madax-dhaqameedka 11 Maalmood Ku Xidhnaa Magaalada Hargeysa Oo Dib U Helay Xorriyadooda

(SLT-Hargeysa)- Gudoomiyaha cuqaasha gobolka Maroodijeex Caaqil Xuseen Colaad Jaamac (Caaqil Halac) Suldaan Siciid Cabdi Jaamac iyo (Hadhiye) oo mudo 11 cisho ah ku

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Xadhiga Waxa Uu Ahaa Mid Cadaalad-darro Ah Oo Sharc-darro Ah…” Madax-dhaqameedka 11 Maalmood Ku Xidhnaa Magaalada Hargeysa Oo Dib U Helay Xorriyadooda

Ogaysiis: Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol.

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Beelaha Dir Galbeed  Ee Ku Sugan Qaaradda Yurub iyo dhamaan dibadda In la Caleema Saari Doono Ugaaska Cusub Mustafe

Posted in Articles | Comments Off on Ogaysiis: Shaacinta Caleema Saarka Ugaaska Qurbaha Beelaha Dir Galbeed Ugaas Mustafa Xaashi Oo La Shaacinayay Wakhtiga Lagu Qaban Doono Magaaladda Bristol.

DAAWO: Shirkii Nabadayta Beelaha Walaalaha Ee Gobolka Sool Oo Maanta Lagu Dhaariyey Ergada Labada Dhinac.

(SLT-Hargeysa)-Shirkii Nabadayta Beelaha walaalaha Ee Gobolka Sool Oo Maanta Lagu Dhaariyey Ergada Labada Dhinac, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Shirkii Nabadayta Beelaha Walaalaha Ee Gobolka Sool Oo Maanta Lagu Dhaariyey Ergada Labada Dhinac.

Waxaa Wax Lagu Qosla Ah Nin Ku Dacwiyey In Maayorada Cusub Indoorashadooda La Is Weydaariyey

Dadka ku doodaaya Mayor baa Mayor la dhaafiyey oo kursaa nin loo boobay waa dad Nowmul – Kaaf ku jira oo aad mooddo

Posted in Articles | Comments Off on Waxaa Wax Lagu Qosla Ah Nin Ku Dacwiyey In Maayorada Cusub Indoorashadooda La Is Weydaariyey

Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!

Waxaa aad uga Xumahay in qof Somali ah oo aan wax dambiya gelin la qabadsiiyo dab ka dib markii inan uu adeer u

Posted in Articles | Comments Off on Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!

kaftanka maanta codkii new hargaysa ( sidda labba cadawe ah lama Kala cod goosto….W/Q Axmednuur Guruje

kaftanka maanta , codkii new hargaysa ( sidda labba cadawe ah ,lama Kala cod goosto”. Habeenkii xalay ahaa waatii madaxwaynuhu soo booqday xaafadda

Posted in Articles | Comments Off on kaftanka maanta codkii new hargaysa ( sidda labba cadawe ah lama Kala cod goosto….W/Q Axmednuur Guruje

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Dallada Ururrada Aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF.

Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka sare ee dalladda ay ku bahoobeen ururrada aan

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Dallada Ururrada Aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF.

Muxuu Kulmiye U Furay Wadda Hadalka Somaliya ( Abdi-Shotaly)?

Sidda aynu la socono ama aan og-nahay, intii aanu kulmiye xukunka faraha ku dhigin, wax ina dhex yaala waxan Somaliya loogu yeedho, haba-yaraatee

Posted in Articles | Comments Off on Muxuu Kulmiye U Furay Wadda Hadalka Somaliya ( Abdi-Shotaly)?