Monthly Archives: August 2018

Dawladda Argentina Oo Dalbatay In Lala Soo Gaadho 50 Bilyan Oo Dayn Ah

(SLT-Argentina)-Dawladda Argentina ayaa si aan la filaynin u dalbatay in durba loo soo fasaxo 50 bilyan oo doolar oo dayn ah oo ay

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Argentina Oo Dalbatay In Lala Soo Gaadho 50 Bilyan Oo Dayn Ah

Nin Dilay Haweeney Soomaali Ah Oo Xabsi Lagu Xukumay

(SLT-Qaahira)-Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa ka soo hormuuqday Nin Masaari ah oo la sheegay in sanadkii 2016-kii uu dilay haweeney Soomaali ah

Posted in focus, News | Comments Off on Nin Dilay Haweeney Soomaali Ah Oo Xabsi Lagu Xukumay

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Soo Gaadhay Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho waxaa Goor dhawayd soo gaadhay madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhowaad Laba sanno ka maqnaa

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Soo Gaadhay Muqdisho

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Bookhanaysa Dalka Kenya

(SLT-Nairobi)-Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May ayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Kenya 30 kadib markii ay booqasho tan la mid ah

Posted in focus, News | Comments Off on Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Bookhanaysa Dalka Kenya

Ingiriiska Oo Warbaahintooda U Diiday In Lagu Ammaano Sacuudiga

(SLT-London)-Waaxda sharciyeynta howlaha warbaahinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in xayeysiin ka baxda telefishinka oo uu leeyahay sacuudiga ay jabineyso xeerarka ay u

Posted in focus, News | Comments Off on Ingiriiska Oo Warbaahintooda U Diiday In Lagu Ammaano Sacuudiga

Kacdoon Kale Oo Ka Bilaamay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Dhaawacyada Iyo Maydadka Dadkii Oramadu Xasuuqday Oo La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga+ Wararkii Ugu Dambeeyay

(SLT-Jigjiga)-Meydadka dadkii la dilay oo la keenay magaalada Jig Jiga ayaa waxaa ka dhashay dareen shacab oo aad u xoog badan, iyada oo

Posted in focus, News | Comments Off on Kacdoon Kale Oo Ka Bilaamay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Dhaawacyada Iyo Maydadka Dadkii Oramadu Xasuuqday Oo La Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Jigjiga+ Wararkii Ugu Dambeeyay

Bisaylka Ka Muuqday Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Shalay Iyo Bar-Bardhiga Kuwiisii Hore

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay munaasibad loo sameeyay ardayda ka qalin jabisay jaamacadda Hargeysa, wuxuu ka jeediyay khudbad kooban oo ka duwan

Posted in focus, News | Comments Off on Bisaylka Ka Muuqday Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Shalay Iyo Bar-Bardhiga Kuwiisii Hore

Dawladda Itoobiya Oo Sharraxday Maxkamadeynta Madaxweynihii hore Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

(SLT-Jigjiga)-Madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamed Cumar, iyo saddex qof oo kale oo ka mid ahaa maamulkiisii   ayaa maanta  ka

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Itoobiya Oo Sharraxday Maxkamadeynta Madaxweynihii hore Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

“Shaqo Muwaadin Qaban Karo Qof Ajaanibi Ahi Ma…” Madaxweyne Biixi Oo Sheegay Inay Ka Go’an Tahay In Shaqo Qof Muwaadin Ahi Qaban Karo Aan La Siinin Qof Ajaanib Ah

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay

Posted in focus, News | Comments Off on “Shaqo Muwaadin Qaban Karo Qof Ajaanibi Ahi Ma…” Madaxweyne Biixi Oo Sheegay Inay Ka Go’an Tahay In Shaqo Qof Muwaadin Ahi Qaban Karo Aan La Siinin Qof Ajaanib Ah

Khilaaf Cakiran Oo Ka Taaggan Wareejinta Haamaha Keydka Shidaalka Berbera, Guddidii Madaxweynuhu u Xil-saarey Iyo Ganacsatada Oo Shir Ku Kala Kacay

Ganacsatada Gacanta Ku Haysay Maamulka Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo Cuskadey Qodob Ka Mid ah Heshiiskii ay Hore u La Gashay Xukuumaddii Madaxweyne

Posted in focus, News | Comments Off on Khilaaf Cakiran Oo Ka Taaggan Wareejinta Haamaha Keydka Shidaalka Berbera, Guddidii Madaxweynuhu u Xil-saarey Iyo Ganacsatada Oo Shir Ku Kala Kacay