Monthly Archives: August 2018

Somaliland Oo Lumisay Dawladnimadii Ay Ku Naalooneysey Oo Dib Ugu Noqotay Gobolnimo Somalia Ka Mida.

Akhristeyaashayda sharafta leh, waan ka xumahay annaga, maxaa yeelay waxaan luminay madax-banaanida xornimadeena markii uu Kulmiye yimi. Rumeyso ama ha rumeysan. Hadda Somaliland

Posted in Articles | Comments Off on Somaliland Oo Lumisay Dawladnimadii Ay Ku Naalooneysey Oo Dib Ugu Noqotay Gobolnimo Somalia Ka Mida.

Waalee Reer aan ogahay ma guuraan!W/Q Rashiid Sulub Caalin

Waxaynu badankeenu la socona in Guddi ka mid ah Baarlamaanka S/land ay dabo-gal ay ku hayaan Maalmahan danbe waxay ku sheegeyn Baadhisyo Musuqmaasuq

Posted in Articles | Comments Off on Waalee Reer aan ogahay ma guuraan!W/Q Rashiid Sulub Caalin

DAAWO: “Wallaahi Taa Maanta U Dulqaadan Mayno…” Maayirka Burco Oo Mar Kale Cadaalad-Darro Ku Eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

(SLT-Burco)-Maayirka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ayaa mar kale cadaalad-darro ku eedeeyay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Wallaahi Taa Maanta U Dulqaadan Mayno…” Maayirka Burco Oo Mar Kale Cadaalad-Darro Ku Eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

DAAWO: Maamulka Gobolka Sanaag Oo Amar Ku Bixiyay In La Toogto Ciddii Nabad-Galyo Xumo Samaysa, Ku Dhawaaqay In Xaraashayo Hantida Dadkii La Baxsatay Gaadiidkii Dadweynaha

(SLT-Ceerigaabo)-Maamulka Gobolka Sanaag Oo Ku Dhawaaqay In La Xaraashayo Hantid Ciddii Nabad-galyo Xumo Ka Samaysa Gobolka, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Maamulka Gobolka Sanaag Oo Amar Ku Bixiyay In La Toogto Ciddii Nabad-Galyo Xumo Samaysa, Ku Dhawaaqay In Xaraashayo Hantida Dadkii La Baxsatay Gaadiidkii Dadweynaha

DAAWO: “Xukuumaddu Hal Sanno Ayay Ku Daashay Afar Sanno-na Way U Hadheen…” Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdillahi ayaa ka digay in qaaliyoobo shidaalku wakhtiga lala wareegayo haamaha shidaalka Berbera, Halkan

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Xukuumaddu Hal Sanno Ayay Ku Daashay Afar Sanno-na Way U Hadheen…” Xisbiga UCID

Xukumadda Somaliland Oo Doonaysa In Suudaan Qayb Ka Noqoto Wada-hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Debadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa ka waramay kulan uu Xafiiskiisa kula yeeshay wafti ka socda Jaamacadda Afrika oo uu

Posted in focus, News | Comments Off on Xukumadda Somaliland Oo Doonaysa In Suudaan Qayb Ka Noqoto Wada-hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya

Waa Maxay Sababta Ay Dawladda Jabuuti Khadyaan Uga Taaggan Tahay Dacaayadda Reer Galbeedka?

(SLT-Jabuuti)-Dawladda Jabuuti ayaa dacaayad badan kala kulmaysa hay’adaha iyo warbaahinta reer Galbeedka kadib markii ay xidhiidh dhanka maalgashiga la samaysatay dalka Shiinaha. Warbixino

Posted in focus, News | Comments Off on Waa Maxay Sababta Ay Dawladda Jabuuti Khadyaan Uga Taaggan Tahay Dacaayadda Reer Galbeedka?

War-baahinta Itoobiya Oo Faafisay Hababkii Ugu Layaabka Badnaa Ee Cabdi Ilay U Adeegsan Jiray Jidh-Dilka Iyo Cabsi Galinta Maxaabiista U Xidhan Arrimaha Siyaasadda

(SLT-Addis Ababa)-Kadib markii shalay markii ugu horraysay Maxkamadda la hor keenay Madaxweynihii dhawaan iska casilay xilka Madaxweyne ee Is-maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Posted in focus, News | Comments Off on War-baahinta Itoobiya Oo Faafisay Hababkii Ugu Layaabka Badnaa Ee Cabdi Ilay U Adeegsan Jiray Jidh-Dilka Iyo Cabsi Galinta Maxaabiista U Xidhan Arrimaha Siyaasadda

Cabdi Maxamed Cumar Oo Laga Diiday Damaanad Uu Maxkamadda Ka Dalbaday

(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamed Cumar, iyo saddex qof oo kale oo ka mid ahaa maamulkiisii ayaa shalay

Posted in focus, News | Comments Off on Cabdi Maxamed Cumar Oo Laga Diiday Damaanad Uu Maxkamadda Ka Dalbaday

Ma Taqaanaa Cidda Gacanta Ku Haysa Furaha Kacbada Barakaysan Iyo Ciddii U Dhiibtay

(SLT-Makka)-Furaha Kacbada Barakeysan ayaa ah mid ay gacanta ku hayaan dad gaar ah oo uu Nabi Muxamed NNKHA u dhiibay, waxaana loo yaqaanaa

Posted in focus, News | Comments Off on Ma Taqaanaa Cidda Gacanta Ku Haysa Furaha Kacbada Barakaysan Iyo Ciddii U Dhiibtay