Madaxwayne Ha Aargoosan Si Qarankan Qacnaatada Ugu Burburin…

Madaxwayne Sidaad ogtahay Waxaa dhacaday Doorasho Runtii Kala Qaybisay Bulshada xanaf na Reebtay Maanta marxalada Ay Somaliland Marayso Cida Kaliya Ee Ka saari Kartaayi Ilahay Ka Sakow Waa Adiga.

kala Qaybsanaan Bulshada dhexdeeda

Abaar halis ah oo Ina Haleeshay.

Cidamo goosanaya Jabahada Caare ugu Wayntahay.

dhaqaalo La-aan Dalka Haysata.

Somalia oo dagaal inagU Haysa cir iyo Dhul iyo dhaqaaleba inaga xirtay.

Aduunyadii oo Ina karahsan .

Dagaalka Tuka Raq

Maxaa Kula Gudbon

1- In shirwayne Qaran qabato si loo Helo Somalilnd Loo Riyaaqay.

2- in aad

dhagaysato Tabashada Beelaha
3- In Jabhada Caare Arinteeda Xaliso.

4- In Dunida Dhaqaale U Doonatid.

5- in aad afkaarta Aqoonyahanka Dhagaysatid.

6- In Hehiiskii khaatumo Aad Tixgaliso.

7- In hagajiso Siyaasda Arimaha Dibadda.

8- in Hirgaliso Jawi Lagu Wada Qanco si loo Helo Somaliland Lo Wyada Dhanyahay…..

9- in Aanad Aargoosan Si Somaliland qacantaada ugu Burburin…

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada

Rajab Ismail Salah

064416899