DAAWO: “Xukuumaddu Hal Sanno Ayay Ku Daashay Afar Sanno-na Way U Hadheen…” Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdillahi ayaa ka digay in qaaliyoobo shidaalku wakhtiga lala wareegayo haamaha shidaalka Berbera, Halkan hoose ka DAAWO