DAAWO: “Haddii Aynu Caarre Iyo Ciidammadiisa Fudaydsano Oo Aynu Dadka Ehelkiisa Ah Ee Jeelasha Ku Jira Sii Dayn Weyno Dalku Waxa Uu Cagta Saarayaa Waddadii Siyaad Barre…” Boqor Faysal

(SLT-Hargeysa)-Boqor Faysal Cismaan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beel waynta Garxajis ayaa si adag u dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaanu ka hadlay Jabhada uu hoggaaminayo Kornayl Caarre, Halkan hoose ka DAAWO