DAAWO: “Kornayl Caarre Saamayn Weyn Ayuu Ku Leeyahay…” Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Jabhada Kornayl Caarre, Farriina U Diray Madaxweyne Biixi

(SLT-Ceerigaabo)-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay xaaladda nabad-galyo ee gobolka Sanaag iyo jabhada Kornayl Caarre, waxa ayna Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen in safar ku yimaado gobolka Sanaag oo uu dhammeeyo tabashooyinka, Halakn hoose ka DAAWO