Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabadka Ee Axmed Siilaanyo…’ Afhayeenkii Hore Ee Siilaanyo

focus

DAAWO: “Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabadka Ee Axmed Siilaanyo…’ Afhayeenkii Hore Ee Siilaanyo

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenkii madaxwaynihii hore ee Somaliland Xuseen Aadan Deyr oo ka hadlay tallaabada uu madaxwayanaha hadda talada haya ee Muuse Biixi uu dib gacanta dawladda ugu soo celiyey hanti ay xukuumaddii hore ee Axmed Siilaanyo bixisay – kuwaasi oo kamid yihiin haamaha keydka shidaalka magaalada Berbera iyo sidoo kale amniga iyo baarkinka madaarka Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top