Waa Side Xaaladda Jigjiga Saaka Ciidamada Liyuu Booliska Oo Wali Gadoodsan, Halka Uu Ku Sugan Yahay Cabdi Iley Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

(SLT-Jigjiga)-Wararka aanu ka helayno magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegayaan xaaladdu dagan tahay, Halkan hoose ka DAAWO wararkii ugu dambeeyay