DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Mar Kale Soo Bandhigay Fadeexado Iyo Caddaymo Musuq-maasuq Oo Dul Hoganaya Wasiirro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo

(SLT-Hargeysa)-Guddiga daba-galka iyo ilaalinta hantida qaran ayaa mar kale soo bandhigay caddaymo eedaymo musuq-maasuq oo dul hoganaya wasiirro ka tirsanaa xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany), Halkan hoose ka DAAWO