DAAWO: “Dadka Fidnada Ka Wada Whatsapp Illahayow Naga Qabo Oo Xanuuno Aan La Garanay Ku Salid…” Boqor Buurmadow Oo Farriin Culus U Diray Dadka Colaada Huriya

(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay xalinta colaada Ceel-afweyn waxaanu habaaray dadka hawlan hurinta colaada ee qurbejoogta ah iyo dadka dalka gudihiisa jooga, Halkan hoose ka DAAWO