Monthly Archives: August 2018

Madaxweynaha Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Ugu Bushareeyay Shacabka Inay Xor U Yihiin Inay Dhaliilaan.

(SLT-Jigjiga)Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa sheegay in uu ku dadaalayo qancinta qofkaste, balse haddii ay taasi suuragali waydo

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Ugu Bushareeyay Shacabka Inay Xor U Yihiin Inay Dhaliilaan.

Madaxwayne Ha Aargoosan Si Qarankan Qacnaatada Ugu Burburin…

Madaxwayne Sidaad ogtahay Waxaa dhacaday Doorasho Runtii Kala Qaybisay Bulshada xanaf na Reebtay Maanta marxalada Ay Somaliland Marayso Cida Kaliya Ee Ka saari

Posted in Articles | Comments Off on Madaxwayne Ha Aargoosan Si Qarankan Qacnaatada Ugu Burburin…

Muqdisho:Raysal Wasaare Khayre Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh .

(SLT-Muqdisho)Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi  Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa  hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada

Posted in focus, News | Comments Off on Muqdisho:Raysal Wasaare Khayre Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh .

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Nairobi Ka Sheegtay In Soomaaliya Siinayaan £92 Milyan

(SLT-Nairobi)-Theresa May, Raysal wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqasho ku timid dalka Kenya ayaa halkaasi ka sheegtay lacago ay UK siin-doonto dalka Soomaaliya. May

Posted in focus, News | Comments Off on Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May Oo Nairobi Ka Sheegtay In Soomaaliya Siinayaan £92 Milyan

17 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya

(SLT-Addis Ababa)-17 Qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay lahaayeen Militariga dalka Itoobiya ay ku burburtay

Posted in focus, News | Comments Off on 17 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya

Ciidammada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Tuuggo Xadday In Ka Badan 20 Baabuur

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Sarreeye gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen tuuggo mudooyinkan baabuurta ka xadayay magaalooyinka

Posted in focus, News | Comments Off on Ciidammada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Tuuggo Xadday In Ka Badan 20 Baabuur

DAAWO: “Haddii Aynu Caarre Iyo Ciidammadiisa Fudaydsano Oo Aynu Dadka Ehelkiisa Ah Ee Jeelasha Ku Jira Sii Dayn Weyno Dalku Waxa Uu Cagta Saarayaa Waddadii Siyaad Barre…” Boqor Faysal

(SLT-Hargeysa)-Boqor Faysal Cismaan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beel waynta Garxajis ayaa si adag u dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaanu ka

Posted in advertise, focus, News | Comments Off on DAAWO: “Haddii Aynu Caarre Iyo Ciidammadiisa Fudaydsano Oo Aynu Dadka Ehelkiisa Ah Ee Jeelasha Ku Jira Sii Dayn Weyno Dalku Waxa Uu Cagta Saarayaa Waddadii Siyaad Barre…” Boqor Faysal

Tuugtii Daaqadaha. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Tuugannimadu waxa ay gashaa meelo badan, hasayeeshee waxa caasimada Hargaysa ku soo badanaya tuug qaab xirfadaysan dadka u xada. Waxa hore caasimada ay

Posted in Articles | Comments Off on Tuugtii Daaqadaha. W/Q: Cali Cabdi Coomay

kaftanka maanta,shilka labba baabuur ‘’…W/Q Axmednur Guruje

Waa labba baabuur oo mid noociisu yahey land cruiser siible ah ,oo aan lahayn biriig ,steering,laydh iyo dareewal toona ,waxaana laggu soo istaadhay

Posted in Articles | Comments Off on kaftanka maanta,shilka labba baabuur ‘’…W/Q Axmednur Guruje

Somaliland Weli May Fahmin Isbedel Ethiopia Ka Socda Oo Qar Bayjafaysaa Aan Abiy Ahmed Niyad U Hayn.

Isbedel ka weyn ee ka bilaabmay Ethiopia ma khuseeya oo qudha Ethiopia ee wuxuu khuseeyaa Geeskoo dhan, Afrikoo dhan, iyo caalamka ka kaleba.

Posted in Articles | Comments Off on Somaliland Weli May Fahmin Isbedel Ethiopia Ka Socda Oo Qar Bayjafaysaa Aan Abiy Ahmed Niyad U Hayn.