DAAWO: “Hawshan Aynu Wada Qabanno, Dhaliilaha-Na Aynu Isla Wada Saxno Oo Aynu…” Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farriin U Diray Shacabka Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa farriin u diray shacabka Somaliland, madaxda wasaaradda waxbarashada iyo macallimiinta dalka, Halkan hoose ka DAAWO