DAAWO: “Cabdiwali Waxa Uu Yidhi Ceerigaabo Aniga Ayaa Leh” Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Siyaasadii Arrimaha Somaliland Fashilantay

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ku joogaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO