DAAWO: “Dad Waxa Ugu Liita Ninka Walaalkii Dilay, GARXAJIS Waa Walaalahayo Waxbana Uma Qabno…” Boqor Cismaan Buurmadow

(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa si odaytimo leh uga hadlay colaadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceeryaan ee galbeedka gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO