DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Kulan Xisbigoodu La Yeeshay Wafti Culus Oo Beesha Caalamka Ka Socday.

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay kulan ay la yeesheen madax ka socotay urur gobolleedka IGAD iyo qaramada midoobay, Halkan hoose ka DAAWO