DAAWO: “Qadiyadii Somaliland Waxa Ka Xoog Weynaatay Qadiyada Tuke-Raq…” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan ay maanta la yeesheen wafti ka socda beesha Caalamka iyo arrimaha ay ka wada-hadleen, Halkan hoose ka DAAWO