“Hooyadiin U Sheega..” Cali Guray Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Iyo Sababta Aanu Muuse Biixi U Dhaliilin

(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay kulan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO