DAAWO: Ciidammada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Muwaadin Naafo Ah Oo Cabasho La-Hor Tagay Madaxtooyada Iyo Xildhibaan Nac-nac Oo Si Adag Uga Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay muwaadin, subixi hore ee saaka cabasho la hortagay xarunta aqalka madaxtooyada iyo baarlamaanka.

Muwaanka ayaa ka cabanaayey bahda garsoorka isaga oo sheegay in uu cadaalad ka waayey Maxkmadda

xadhiga muwaadinkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland waxaanu si adag uga hadlay xadhigiisa.

Halkan hoose ka DAAWO