DAAWO: Murrashax Madaxweyne Oo Ka Socda Maamulka Puntland Oo Safar Ku Yimid Deegaanka Tuke-raq

(SLT-Tuke-raq)-Murashaxa Madaxwaynaha maamul gobolleedka Puntland Col. Jibriil Maxamed Yuusuf booqday ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Tukeraq, Halkan hoose ka DAAWO