Madaxwayne Dalku Talo Buu Ubahanyahay

Madaxwayne Sidaad Ogtahay Xalku Wuxuu Galay Marxald adag Taasna waxaa laga Bixi Karaa iyadoo Madax iyo Mijaba Qacmaha LA isku Qabsado Horumarka Dalka .

Taasina Waxay Ku iman kartaa Adoo danta Shacbiga eega Mucaaridkana Laheshiiya Cida ale Cidii Wax Tabanaysana Aad Wada Hadal lafurtid

Sida Aad Dalka ubadbaadisid Fikirkaygu
1- in aad Abaabushid Shirwayne Qaran
2- in aad Kuraasta Aad mucaaradka Aad Wax ka siiso (labo Wassir).
3- in Wixii Dankuugu jirto Aad Samayso Ama Adeegsato
4- Golaha Wassarada In waxqabadkooda Aad bill Bil Bil Aad Udhaaysato
5- in Aad Darren u yeelato Waxa ka dhacaya Geeska .iyo mandiqada
6- in Qorshe Qarankan lagu Horomarimayo aad samayso

.
7- in Aad dhaqaale Ururin Aad Samayso.
8-in aad Dunida Baaq u dirto Si dhaqaale Ururin Loo Helo.
8- in Aad Casuumto Dhamaan Safiirada Dalka Jaarka Jooga iyo Urur Gobleedka IGAD iyo Africa .
9- iyo in Aad Ganacsiga Dhiirigaliso .
10- In Aad Maalgashiga Aad dhiirgaliso
11- In Aad Hirgaiso Jawi Lagu Wada Shaqeeyo.
12- in Aad Waxbarshada iyo Cafimaadka Horumariso.
13-in Aad Saxiibada Somaliland Aad Badiso .
14- In Dalxiiska Aad Horumariso
15- in Aad Waqabad Muuqda LA Timaado.

16- in Dunida Carabta Ka dhigano Tusale Lana Saxiibno .

Gudomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada

Garaqaan Rajab Ismail Salah
0634416899