DAAWO: “Muuse Biixi-yow Dalka Cadaalad-darro Ayaa…” Hooyo Ilmaynaysa Oo Fariin U Dirtay Madaxwayne Biixi Iyo Cadaalad-darro Ay Ka Cabanayso

(SLT-Hargeysa)-Hooyo cabasho ka muujisay guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Sharmarke Axmed Muxumed (Sharmarke Geelle) ayaa farriin u dirtay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO