Maamulka Puntland Oo Si Jees-jees Ah Uga Hadlay Taliyihii Ciidammada Millatariga Taleex Ee Somaliland Oo Ay Jidgooyo Ku Dileen

(SLT-Hargeysa)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa si jees-jees ah uga hadlay taliyihii millatariga ciidammada Somaliland ee aagga Taleex oo shalay jidgooyo ku dileen Ciidamadoodu, Halkan hoose kaga boggo