DAAWO: “Raggiina Garoowe Joogow Nin Walba Inaadeerkaa Ayaa La Dilayaa Sabab La’aan Ee…..” Xildhibbaan Reer Sool Ah Oo Hanjabaad Culus U Diray Puntland

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo kamida Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Sool ayaa hanjabaad culus u diray maamul gobolleedka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO