DAAWO: “Farmaajo Shalay Markii Uu Ka Hadlay Dalka Jabuuti Waxa Been Ka Sheegay Marxuun Cigaal Oo Waxa Uu Yidhi…” Farmaajo Oo Ka Been Sheegay Madaxweyne Cigaal

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa shalay mar uu hadal ka jeedinayay waxa uu ka been sheegay Madaxweyne Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Halkan hoose ka DAAWO