“Muuse Biixi Madaxweyne Uma Aqoonsanin Iyo Dhinac Ayaanu Ka Noqonaynaa Colaadda Ceel-afwey Kumay Jirin Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis…” Cabdillahi Geel-jire

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Cabdillahi Geel-jire) oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay shirkii Garxajis oo uu ka qayb-galay iyo qodobada ka soo baxay, waxaana wax laga weydiiyay hadalo ka soo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi, Halkan hoose ka DAAWO