Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacaya Dalka Imaaraadka Carabta, War Cusub Ka Soo Saartey Shidaal Baadhistii

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud ayaa faah-faahiyay Shir-weyne Maalgashi oo 23-ka Bishan Ka Dhacaya Dalka Imaaraadka Carabta Oo Ay Somaliland Iskugu Yeedhayso Shirkaddaha Maalgashi Ee Caalamka, Halkan hoose ka DAAWO