Suldaanka Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Oo Naqdiyay Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Beelaha Garxajis

(SLT-Hargeysa)-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Sacad Muuse ayaa ka hadlay qodoba ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis ee shalay lagu soo gabagabeeyay Buurta Gacan-libaax, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Suldaanka