Qaramada Midobay Oo Ka Hadashay Deeqaha Gaarka Loo Siiyo Somaliland + Warqadii Ay Soomaaliya U Dirtay Oo Aan Wali Heshiis Laga Gaadhin

(SLT-Hargeysa)-Ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Peter De Clercq ayaa idaacadda VOA waraysi uu siiyey ku sheegya inana weli heshiis laga gaadhin in si rasmi ah loogu hehsiiyo qorshaha gaarka ah ee mucaawaimada Somaliland.

Dhowaan ayay soo baxday in beesha caalamka iyo dawladda Soomaaliya ay ku kala aragti duwan yihiin arrintaas iyada oo dawladda Soomaaliya ay doonaysay in meesha laga saaro qorshaha gaarka ah ee Somaliland muwaacimada ku hesho, beesha caalamkuna ay ku adkaysatay inuu sii socdo, Halkan hoose kaga boggo warkan