DAAWO: Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo Oo Ka Hadlay Go,aamada Ka Soo Baxay Shirka Garxajis

(SLT-Hargeysa)-Wasiiru dawlihii hore ee wasaaradda xanaannada xoolaha Cabdirshiid Maxamed Cali ayaa ka hadlay go’aamada ka soo baxay shirka beelaha Garxajis ugu soo dhammaaday Buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil, Halkan hoose ka DAAWO