DAAWO: Puntland Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Aagga Tuke-raq Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Laga Cabsi Qabo In Ka Qarxo Deegaankaasi

(SLT-Tuke-raq)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa soo dhawayn u sameeyay ciidamo cusub oo ay ku soo daabulayaa deegaanka Tuke-raq oo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxaysa dawladda Somaliland iyo Maamul gobolleedka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO wararkii ugu dambeeyay