DAAWO: Somaliland Oo Laga Mamnuucayo Baraha Bulshada Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Wasiirrada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Isgaadhsiinta YaasiinMaxamuud (Faratoon) iyo Cabdiwali Suufi oo si wada jir ah warbaahinta ula hadlay ayaa waxa ay sheegeen in Somaliland baraha Bulshada laga xidhayo mudada uu socdo Imtixaanka Shahaadigaa, Halkan hoose ka DAAWO