(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii guddiga qaban-qaabada shir weynihii beelaha Garxajis Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir ayaa ka hadlay qodobada ka soo baxay shirkaasi oo maanta lagu ugu soo gabagaboobay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil.
Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir oo waraysi xasaasi ah siiyay Idaacadda BBC-da ayaa ka beeniyay in shirkaasi laysku khilaafay muddadii uu socday, Halkan hoose kaga boggo waraysiga Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir