Monthly Archives: July 2018

“Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiraan…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

(SLT-Hargeysa)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo wadahadallo iyo

Posted in focus, News | Comments Off on “Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiraan…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

(SLT-Hargeysa)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa si cadho leh uga hadlay xilkaasi uu maanta ku sameeyay

Posted in focus, News | Comments Off on Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

DAAWO: “Hawshan Aynu Wada Qabanno, Dhaliilaha-Na Aynu Isla Wada Saxno Oo Aynu…” Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farriin U Diray Shacabka Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Hawshan Aynu Wada Qabanno, Dhaliilaha-Na Aynu Isla Wada Saxno Oo Aynu…” Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farriin U Diray Shacabka Somaliland

DAAWO: “Maayirka Burco Waxa Uu Toos Uga Hor-Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi…” Wasiir Si Qaawan U Weerartay Maayirka Muraad

(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xannaanada xoolahaSomaliland Marwo Yurub Abiib Cabdi ayaa si qaawan u weerartay Maayika magaalada Burco, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Maayirka Burco Waxa Uu Toos Uga Hor-Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi…” Wasiir Si Qaawan U Weerartay Maayirka Muraad

DAAWO: “Cabdiwali Waxa Uu Yidhi Ceerigaabo Aniga Ayaa Leh” Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Siyaasadii Arrimaha Somaliland Fashilantay

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ku joogaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Cabdiwali Waxa Uu Yidhi Ceerigaabo Aniga Ayaa Leh” Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Siyaasadii Arrimaha Somaliland Fashilantay

DAAWO: Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Magacyadda Mas’uulyiintii Boobay Hantidii Ummada Ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xadiga Lacaga La Lunsaday

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Guddoomiyaha Gudida Dabagalka Iyo ilaalinta Hantida qaranka ayaa waxaa uu maanta shaaciyey magacyada masuulyiintii boobtey hantidii ummada iyo qaabkii

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Magacyadda Mas’uulyiintii Boobay Hantidii Ummada Ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xadiga Lacaga La Lunsaday

War Deg-deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Xukuumaddiisa

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku

Posted in focus, News | Comments Off on War Deg-deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Xukuumaddiisa

“Waa Ayaan-darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka” Xildhibaan Baar Siciid

(SLT-Hargeysa)-Marwo Baar Siciid Faarax, oo ka mid ah Haweeynayda qudha ee ku jirta Golayaasha Sharci-dejinta, ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan Kootada Haweenka

Posted in focus, News | Comments Off on “Waa Ayaan-darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka” Xildhibaan Baar Siciid

Prof. Buubaa Oo Sheegay In Sadbursi Ka Jiro Somaliland, Kuna Taliyey In Dastuurka La Furo, Qaadista Cashuurahana Wax Laga Beddelo

(SLT-Hargeysa)-Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah ruugcaddaaga Siyaasiyiinta Somaliland oo tirsan Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka,

Posted in focus, News | Comments Off on Prof. Buubaa Oo Sheegay In Sadbursi Ka Jiro Somaliland, Kuna Taliyey In Dastuurka La Furo, Qaadista Cashuurahana Wax Laga Beddelo

Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhawaan Bookhanaya Dalka Ertirea

(SLT-Jabuuti)-Iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xidhiidhkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhawaan Bookhanaya Dalka Ertirea