Monthly Archives: June 2018

DAAWO: “Anigu Ganacsade Ayaan Ahaan Jiray….” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Bandhigay Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Shaqada

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa ganacsiyo ay

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “27 Sanno Oo Ay Somaliland Jirtay Waxa U Qabsoomay…..” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

(SLT-Hargeysa)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Fagaare Kaga Hadlay Waxyaabaha U Qabsoomay Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in English, focus, News | Leave a comment

Hanti Dhowraha Guud Ee Qaran Badhitaan Ka Bilaabay Dawladda Hoose Ee Gabilay Iyo Maayir Ku-xigeenka Oo Ka Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Hanti Dhowraha Guud Ee Qaran Badhitaan Ka Bilaabay Dawladda Hoose Ee Gabilay Iyo Maayir Ku-xigeenka Oo Ka Hadlay, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Posted in focus, News | Leave a comment

Ururka ONLF Oo Laga Saarayo Liiska Argigixisada Iyo Cafis Guud Oo La Fidinayo

(SLT-Hargeysa)-Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in maanta ay golaha wasiirrda ee Itoobiya gudbiyeen qaraar ururka ONLF looga saarayo liiska kooxadaha argigxisada ah iyo

Posted in focus, News | Leave a comment

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Iyo Duullaanka Ay Puntland Ka Wado Deegaanka Tuke-raq

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirka beelaha Garxajis uga socda Buurta Gacan-libaax, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in advertise, focus, News | Leave a comment

Raali-gelin Ku Socota Akhristeyaasha Shabakadda Somalilandtoday

(SLT-Hargeysa)-Maamulka sare iyo howl-wadeenada Shabakadda caalamiga ah ee Somalilandtoday waxa ay ka raali-galinayaa akhristayaasha sharafta badan muddadii 24 saacadood ku dhawayd ee uu

Posted in focus, News | Leave a comment

Safarkii Nabadaynta: Guda-galkii Ceerigaabo iyo Kulannadii QaybahaBulshada! Qormada 3aad. W/Q Siciid Gahayr.

Arooryo hore ayaanu gaadhnay magaalada Ceerigaabo, waxa aanu ku degnay Cadami Hotel. Halkaas waxa noogu yimi Suxufiyiinta Gobolka sida Cabdillaahi Xuseen Darwiish, Xildhibaan

Posted in Articles | Leave a comment

Muuse Biixi Inuu Siyaasaddii Ku Fashilmey Waxa U Markhaati ah Maalin Walba Wuxu Hadalhayaa Puntland iyo Soomaaliya

Waxa ay dad badani ka filayeen in uu abaaro Siyaasad Cusub oo ku oo Geediga hore uga ambaqaada halkii markii la taagnaa, oo

Posted in Articles | Leave a comment

10 Qodob Oo Ay Ku Suntan Tahay Qoomiyada Garxajis (The Big Nation) Aragtida Siyaasi Jamac Hilaac.

Waxa bishan June 13keedi si rasmi ah Buurta caanka ah ee Gacan libax ugu furmay shirweynihi loo balansana ee Qoomiyad Garxajis Isaaq,shirkan waxa

Posted in Articles | Leave a comment

Taariikhdu Maxay Tartaa.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.S.C.W.R.W.B. Salaan khaas ahna bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaashooda TAARIIKHDU MAXAY TARTAA? . TILMAAN BAY INOO DHIGTAA,TOOGNAANIYO TABASHADABA, WAKHTIGII KAA TEGAY KU

Posted in Articles | Leave a comment