DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beesha Ayuub Oo Ka Soo Hor-jeestay Ergo Beeshooda Uga Qayb-gashay Shirka U Socda Beelaha Garxajis

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beesha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Amiin Suldaan Faarax ayaa ka soo hor-jeestay ergo beeshooda uga qayb-galaysa shirka buurta gacan-libaax uga socda beelaha Garxajis, Halkan hoose ka DAAWO